Hargeysa(Xogsoornews.com):- Siyaasiin xilal wasiirnimo ka soo qabtay Xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iy waxgarad kale oo shir jaraa,id ku qabtay magaalada Hargeysa,ayaa xukuumadda Soomaaliya ku eedeeyay in ay xidhay oo ay bartilmaameedsatay ganacsato ka so jeeda Somaliland oo shrkad ganacsi ku lahaa Caasimadda Soomaaliya ee Muqdhisho.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo
Xogsoornews.com
Hargeisa Somaliland