Madaxweynaha Somaliland oo Daboolka ka Qaday in Xukuumaddiisu Furayso Ururada Siyaasadda

0
455

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi,ayaa daboolka ka qaaday in xukuumaddiisu ay furayso ururadii Siyaasadda si loo dedejiyo in doorashooyinkii muddo dhaafay ee Somaliland si ay qabsoomaan.

Waxaa kale oo uu ka hadlay kulankii ay wada yeesheen Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Soomaaliya.

Haddaba halkan ka daawo.

Xogsoornews.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here