DOOD AAD U KULUL NABI CIISE MA ILLAAH LA CAABUDDAA? AHMED DEEDAT VS STANLEY

0
959

Hargeysa(Xogsoornews.com):- Mar walba waxaa caalaamka ka dhaca ma lagu qabtaa doodo aad u adag oo dhex mara daaciyada waawayn ee Islaamka iyo baaddariyada kiristaanka ah,doodahaas oo dhammaantood guushu ku raacdo daaciyada Muslimiinta ah sababtoo ah waxay ku doodayaan diin xaq ah.

Haddaba waxaan halkan idiinku soo gdbinaynaa dood adag oo hore u dhex martay ALLE ha u naxariistee Daacigii waynaa ee Muslimiinta Sheekh Axmed Deedaat iyo Baadari Stanley.

Doodda Baadariga iyo Sheekha ayaa salka ku haysa Nabi Ciise(CS) ma ILLAAH la caabudaa.doodaas oo uu ku guul darraystay Baadarigu in uu caddeeyo wuxuu aaminsan yahay isla markaana dooddii guushu ku raacday Sheekh Axmed Deedaat.

Dooddan iyo kuwo kale oo badaniba waxay kuu caddaynayaan in qofka muslimka ah looga baahan yahay in uu si dhab ah u barto diintiisa Islaamka isla markaana daraaseeyo waxyaabaha ay gaaladu aaminsan yihiin iyo baybal-ka ay igayu gacantooda ku qoreen ee ay ALLE kaga beensheegayaan inta goor ee uu is khilaafsan yahay taas,ayaana kuu sahlaysa in aad doodo waawayn la geli karto cid kasta oo dafrisan xaqnimada Islaamka oo aad kaga guulaysan karto.

Haddaba dooddan nala dhugo si aad wax badan uga faa,iiddo.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here