Xisbiga UCID Oo Xukuumadda Ku Eedeeyay Inay Ku Fashilantay Shuruudihii Loo Doortay

0
364

Hargeysa  (Xogsoornews.com):-  Maxamduu Cali Saleebaan Ramaax oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa Xukuumadda Somaliland ku eedeeyay inay ka gaabisay ilalinta Nabad-gelyada, waxaanu tusaale u soo qaatay weerarkii lagu qaaday weerarkii lagu qaaday Saldhigga Booliska magaalada Boorma, waxaanu sheegay inay Xukuumaddu ku guul-daraysatay shuruudihii Bulshaddu u dooratay.

 

HALKANA KA DAAWO WARKAN OO FAAH-FAAHINTA WARKAN.

 

 

Xogsoornews.com

 

abafgaab@hotmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here