Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Horumarinta Biyaha Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore,ayaa ka hadlay muddaharaado shalay ka dhacay magaalada Laascaanood.
Waxaanu Farriin u diray bulshada gobolka Sool oo uu ku dardaaray in ay nabad gelyada illaashadaan isagoo arrimahaa iyo kuwo kaleba ka hadlayay halkan hoose ka daawo.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland