“Waxa Inagu Socda Dagaal Siyaasadeedd Iyo Dhaqaale, Maxaweynuhuna May Ahayn…” Sucaad Carmiye

0
602

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Sucaad Carmite Odowaa oo ah Aqoon-yahanadda u ololeeya qaadiyadda qarannimada Somaliland, ayaa sheegtay in Xukuumadda Somaaliya ay dagaal siyaasadeed oo ka dhan ah dhinacyada Dhaqaalaha iyo Diblomaasiyada ay ku hayso Somaliland.

 

Sucaad Carmiye, ayaa sidoo kale ka hadashay Sawir aad looga hadlay oo Madaxweynaha Somaliland dalka Sucuudiga kula galay Xubno ka tirsan Gollaha Wasiirrada Somaaliya.

 

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH-FAAHSAN.

 

XogsoorMedia.Net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here