Hargeysa:  Xildhibaano Aan Xasaanaddii Laga Qaadin Oo Maxkamadd La Hor-geeyay

0
357

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):  Lix Xildhibaan oo ka tirsan  Gollaha Deegaanka degmada Gabilay oo todobaadkan ay Ciidamada amaanku xidheen ayaa maanta ka soo muuqaday Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, waxaana ay Garsoorihii dacwadooda loo saaray inuu ka garnaqo u diray todobad maalmood oo Rumaan ah.

 

HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH-FAAHSAN.

Xogsoormedia.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here