“Xidhibaan Dhakool Haddii Maxkamaddi Diiday Xasaanaddiina Aan Laga Qaadin Yuu u Xidhanyahay.”Madasha Wada Tashiga

0
350

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Siyaasiyiinta  ku bohoobay golaha wada tashiga iyo toosinta Qaranka,ayaa sharci darro ku tilmaamay xadhiga  xildhibaan Dhakool sharci darro iyo wax qaanuunka ka baxsan in uu  xidhnaado xildhibaan qaran oo xasaanaddii leh.

Waxaa kale oo ay ka hadleen xaaladda gobolka Sanaag oo ay  xukuumadda u soo jeediyeen in ay si dhaw uga hawl gasho oo dadka deeaanka Sanaag Bari ay wada hadal isu soo dhawayn ah la gasho.

Waxaa kale oo ay uga digeen Xukuumadda in ay caadaysato xadhiga  sharciga khilaafsan ee ay ku kacasyo.

Guddoomiyaha Madasha Xasan Guure,Maxamed Xaashi Cilmi iyo Prof: Cabdisalaan Yaasiin oo wada jir ula hadlay warbaahinta ayaa si adag uga hadlay arrinta xildhibaan Dhakool iyo gobolka Sanaag.

Haddaha warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.

 

Xogsoor Media.Net

abfgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here