Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng;Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in xildhibaan Dhakool uu dambi weyn ka gallay qaranka, isla markaana ay tahay in sharciga la mariyo.
Guddoomiye Faysal ayaa intaa ku daray in saluug weyn laga qabo sida uu wax u maamulayo madaxweyne Biixi, isagoo usoo jeediyey inuu tanaasul iyo wadatashi ku hoggaamiyo dalka.
Haddaba warka Guddoomiye Faysal oo Faah Faahsan halkan ka daawo
https://youtu.be/lQGEVEpFIc4
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com