Lix Sababood oo Loo Afuri Karo Bisha Ramadaan Muxaadaro Sheekh Dirir

0
400

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Waxaynu ku gudo jirnaa tobankii hore ee Bisha Barakaysan ee Ramadaan waxaanan soo qaadanaynaa maalinta mid ka mid ah muxaadarooyinka culimadu ay kaga hadlayaan fadaa’iisha Ramadaanka iyo gudashada soonka iyo axkaamta Soomka.

Waxaan soo qaadanaynaa Muxaarado uu inoo soo jeednayo Sheekh Maxamed Sheekh Cumar Dirir oo uu kaga hadlayo lix sababod oo qofka muslimka ahi ku afuri karo maalintii bisha Ramadaan.

Habbada haddii aanad ahayn qof ku sugan lixdaa sababood ee uu sheekhu inoo soo tebiyay waxaa habboon in aanad ku afurin.

Haddaba iska eeg in aad ku jirto dadka ku sugan lixdan sababood ee afuraya iyo in aad tahay qof aan afur u bannaanaynn oo soonkii waajibka ahaa lagu leeyahay.

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here