Hargaysa(Xogsoor Media.net)Mdaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Cabdi ayaa xukun deg dega ku soo rogay muddo saddex bilood ah degmooyinka Ceelafawayn Garadag iyo Ceerigaabo xukun deg dega.
Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xukun degdega lagu soo rogay degmooyin ka tirsan gobalka SANAAG.
Warkaas oo Dhamaystiran halkan daawo.