Afhayeenka xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay ka qaaday ciidamadii ilaalinayay Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cabdiraxmaan Ciro.
Halkan ka daawo warkaas oo dhamaystiran