Xildhibaan Maxamed Cabdi oo ka hadlay damaanad qaadka dastuurka Somaliland ee muwaadiniinta

0
454

Hargaysa (XogsoorMedianet)Xildhibaan  Maxamed Jaamac Cabdi oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland si sharciyadeed uga hadlay in muwaadin u dhashay Somaliland loo gacangaliyo dawlad kale.

Xildhibaan Maxamed Jaamac Cabdi oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa waxa uu sheegay in dastuurka Somaliland uu damaanad qaaday xuquuqda   muwaadinka Somaliland.

Warkaas oo dhamaystiran halkan ka daawo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here