Wasiirka Isgaadhsiinta iyo Tiknoolaiyadda Somaliland oo Jabuuti Kula Dhiggiisa Dalkaan iyo Qodobada ay Ka Wada Hadleen

0
456

Jabuuti(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka Iskaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi  Suufi Muxumued oo socdaal shaqo ku jooga dalka Jamhuuriyadda Jabuuti,ayaa kulan la yeeshay wasiirka dhiggiisa ah ee dalka Jabuuti oo ku qaabilay weftiga Wasiir Dr Cabdi wali uu hoggaaminayo ee socdaalka ku jooga dalka Jabuuti.

Wasiirka Isgaadhsiinta Somaliland oo kulanka uu la yeeshay wasiirka Boosaha Somaliland iyo kor meer uu ku tegay boosta qaranka Jabuuti ka hadlay ayaa sheegay in dalalka Somaliland iyo Jabuuti ay yihiin labadal oo walaalo ah isla markaana waxyaabo badan oo isgaadhsiintu ay ak mid tahay ay iska kaashan karaan.

Haddaba warkaas oo muuqaal ah halkan hoose ka daawo.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here