Madaxweynaha Somaliland iyo Wefti uu Hoggaaminayo oo Lagu Soo Dhaweeyay Addis-ababa

0
455

Addis-ababa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu  hoggaaminayo,ayaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay xarunta dalka Itoobiya ee Addis-ababa.

Socdaalka Madaxweyne Muuse Biixi ku tegay dalka Itoobiya oo noqonaya socdaalkiisii koobaad ee intii uu xilka hayay uu ku tago dalka Itoobiya,ayaa la sheegay in ay ka dambaysay marti qaad rasmi ah oo uu ka helay dawladda dalka Itoobiya gaar ahaan Raysal-waaaraha dalkaa Aby Ahmed.

Haddaba sida loo soo dhaweeyay halkan hoose ka daawo.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hormail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here