Hargeysa (Xogsoor)- Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi (Obama) oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ugu jira xisbiga tallada haya ee KULMIYE iyo Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee Khadar Xuseen Cabdi oo ka wada qayb-galay dood cilmiyeed lagu falaanqaynayay Miisaaniyada sannadeedka Xukuumadda Madaxweyne Biixi, waxay is weydaarsadeen hadalo kulul oo ay madashaasi isku waydaarsadeen.
HALKAN KA DAAWO WARKAN OO FAAH-FAAHSAN.
Xogsoor Media.net