Puntland oo Joojisay Kulamada Madaxweynaha Lala Yeelanayo iyo Sababta Keentay

0
459

Garoowe(Xogsoor Media.Net):-Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ayaa gabi ahaanba joojiyay kulamadii madaxda dawladda iyo cid kasta oo uu qaabili  lahaa ay la yeelan lahayd Madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.

War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska agaasimaha Madaxtooyada  Puntland oo uu ku saxeexan yahay Agaasimaha Madaxtooyadu,ayaa lagu war galiyay dhammaan laamaha dawladda Puntland in la joojiyay dhammaan kulamadii lala yeelan lahaa madaxweyne Siciid Cabdilahi danay.

Waxaana ciidamada ammaanka madaxtooyada Puntland la faray in ay fuliyaan amarkaas lagu  mamnuucay kulamadii lala yeelan lahaa madaxweyne Danay.

Haddaba warka qoraalka ah oo faah faahsan halkan ka eeg hoose.

 

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here