Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasaaradda Caddaaladda iyo arrimaha garsoorka Somaliland,ayaa heshiis la saxeexatay jaamacadda Beder oo ka mid ah jaamacahada dalka.
Haddaba heshiiska labada dhinac ay kala saxeexdeen iyo nuxurka uu ka hadlayo oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo