“Haddii Maanta Komishanka Laga Heshiiyo Doorasho Suuroobi Mayso Illaa Saami Qaybsiga Meel La Isla Dhigo.”Guddoomiye Ku xigeenkii Hore ee UCID

0
514

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiye ku xigeenkii hore ee xisbiga mucaaridka ah ee UCID Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni,ayaa si adag uga hadlay heshiiska labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID wada gaadheen iyo saami qaybsiga kuraasta golaha wakiiladda.

Waxaa kale oo uu xisbiga UCID ee uu ka tegay ku eedeeyay in uu noqday xisbi aan lahayn qorshe cad oo siyaasadeed oo uu ku socdo isla markaana shaqo ka dhigtay xisbi kale.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here