Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xukuumadda Somaliland,ayaa jawaab ka bixisay hadalkii ugu horreeyay ee uu ku soo hadal qaaday khilaafka Somaliland iyo Puntland.
Wasiirka wasaaradda Biyaha Somaliland Saleebaan Cali Koore,ayaa sheegay in Somaliland markasta ay diyaar u tahay in wada hadal lagu dhameeyo khilaafka ka dhex taagan Somaliland iyo Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.
Waxaa kale oo wasiir Koore uu ka hadlay siday u dhacday doorashadii Puntland oo uu sheegay in ay tahay mid ka qabsoontay degaan reer leeyahay oo reer qabsaday.
Haddaba Jawaabta Somaliland oo muuqaal ah halkan hoose ka daawo
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland