Madaxweynaha Somaliland oo Tababar u Furay Agaasimeyaasha Guud Xukuumadda

0
532

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi,ayaa maanta u furay agaasimeyaasha guud ee laamana dawladda tababar socon doono muddo laba maalmood ah.

Haddaba halkan hoose ka daawo hadaluu madaxweyne Muuse ka jeediyay furitaankii tababarkaaas.

 

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here