Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Prof: Cabdi Cali oo ka mid ahaa sadex xubnood oo maanta hoggaanka xisbi Xaakimka Somaliland ee Kulmiye ay shaaciyeen in ay ka saareen xisbiga KULMIYE xubinnimadiisii oo ay bannaanka ka yihiin ayaa sheegay masuulka loo cumaamadayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE
Waxaa kale oo uu intaa raaciyay in ka qaadista xubinnimadii golaha dhexe ee xisbiga iyo xisbi ka saarriidiisaba in uu dacwad ka gudbinayo oo uu maxkamadda sare ka dacwaynayo cidda eriday.
Haddaba halkan hoose ka daawo masuulka uu sheegay in laga dhigayo Guddoomkyaha KULMIYE iyo hannaanka uu u marayo dacwaddiisa