Golaha Guurtida oo Go’aan ka Gaadhay Cabashadii Buugga Sooyaal ee Wasiir Guri Barwaaqo uu Qoray

0
461

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Golaha guurtida Somaliland,ayaa maanta go’aan ka soo saaray dacwad hore loogu gudbiyay oo ka dhan ahayd Buugga Sooyaal ee uu qoray wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyi gelinta Somaliland Cabdiraxmaan Guribarwaaqo.

Guddi golaha guurtida Somaliland hore ugu saaray in ay soo baadhaan cabasho qaar ka mid ah haweenka Somaliland ay u gudbiyeen Guurtida oo ay kaga cabanayeen buugga Sooyaal ee wasiirku qoray muddo ka hor wasiirnimadiisa,ayaa go’aan ka soo saaray waxa laga yeelayo Buuggaa cabashadu ka soo noqotay.

Haddaba halkan ka kaga bogo oo ka daawo go’aanka guurtidu ka qaadatay Buugga Soolaal iyo waxay xukunkooda u cuskadeen.

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here