Wasiirka Caafimaadka oo ka Hadlay Adeegga Cisbitaalka Hargeysa iyo Baahida Dadweynaha oo Kala Batay

0
497

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Xasan  Ismaaciil,ayaa ka hadlay adeegyada uu bixiyo Cisbitaalka guud ee Hargeysa caafimaad ee ay dadweynaha caasimadu qabaan oo kala badan.

Waxaa kale oo uu sheegay in caasimaddu u baahan tahay Cisbitaal labaad oo caasimaddu in ay yeelato loo baahan yahay.

Waxaanu sidaa ka sheegay mar uu  maanta ka hadlayay munaasibad dhagax dhig ah oo  Madaxweynaha Somaliland maanta kaga dhagax dhigayay dhismeyaal cusub oo laga dhagax dhigayay cisbitaalka guud.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here