Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa si rasmi ah u furay maanta Carwadii sideedaad ee ganacsi ee Somaliland oo ay soo qaban qaabisay rugta ganacsida Somaliland.
Cawrwada sideedaad oo saaka si rasmi ah uga furantay Hotel Guuleed ee magaalada Hargeysa,ayay ka soo qayb galeen ganacsato kala duwan oo dalka gudihiisa iyodibeddiisa ka kalasocda oo ay ka mid yihiin ganacsato ka socoda dalalka Somaliland ay xidhidhka ganacsi wada leeyihiin.
Haddaba hadalkii Madaxweynaha Somaliland ka jeediyay furitaankii Carwada ganacsi ee 8-aad ee Somaliland halkan hoose ka daawo.