Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay isbedelka Geeska Afirca ka socda gaar ahaan Itoobiya iyo hadafka ay Ururka ONLF oo muddo dagaal kula jiray dawladda Itoobiya, kuwaas oo hoggaankoodu shalayka dageen dalkaasi ka dib markii heshiis dhex-maray Itoobiya.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.
Xogsoor media.Net