“Caalamka Ma Jiro Dal Keliya Oo Yidhi Ma Aqoonsanin, Dawladdanimada Somaliland” Wasiirka Arrimhada Dibada Somaliland

0
472

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Prof: Yaasiin X.  Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa  sheegay in isagu uu aaminsan yahay in Somaliland ay dalalka caalamku aqoonsan yahay.

Wasiir Faratoon oo ka qayb-galay munaasibada uu kaga qayb-galay dalka magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo isaga iyo wefti uu hoggaaminayaa la kulmeen Jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi.

 

 

Halkan ka daawo Warkan oo faah-faahsan

 

Xogsoor media.Net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here