Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo lagu soo Dhaweeyay Dalka Ingiriiska

0
485

London(Xogsoor Media.Net):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay dalka Ingiriiska gaar ahaan magaalada London.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka qayb gelaya shir caalamiya oo berri ka furmi doona magaalada London oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland.

Waxaa kale oo uu madaxweyne ku xigeenka Somaliland qudbad ka jeedin doonaa fadhiyada baarlamaanka dalka Ingiriiska,mudada uu socdaalka shaqoku jooga dalka boqortooyada ingiriiska ayaa la filayaa in uu kulamo kala duwan la yeelan doono madaxda dawladda Ingiriiska.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo

 

 

 

 

Xogsoor media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here