Xildhibaan Bulqaas oo sheegay in gacanta dawlada Somaliland ay ka baxday deegaanada Bariga Sanaag

0
557

Hargaysa (Xogsoor Media.net)Xildhibaan Maxamed  Cismaan    Bulqaas oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa  sheegay in gacanta dawlada Somaliland ay baxday deegaanada bariga gobalka Sanaag.

Xildhibaanka oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa.Halkan ka Daawo Warkas oo Dhamaystiran.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here