Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xildhibaan Axmed Gacan oo ka tirsan golaha guurtida Somaliland,ayaasi adag uga hadlay shidaalka Somaliland uga yimaadda dalka Itoobiya o aan deked lahayd in uu ka jabnaado ka ka soo dega Berbera.
Waxaanu taa ku sababeeyay in xukuumaddu shidaalka ku kordhisay cashuur oo ay taasi sababtay in uu qaali noqdo shidaalku oouu ka jabnaado shidaalka Somaliland uga yimaadda Itoobiya oo aan badn lahayn oo dalal kalae kala soo degta.
Haddaba hadalka Xildhibaanka oo muuqaal ah halkan hoose ka daawo.