Gaalkacayo(Xogsoor Media.Net):- kooxda Al-Shabaab,ayaa saaka subanimadii hore weerar ku qaaday xarun uu ku leeyahya magaalda Kaalcayo in sheegtay in uu sheikh yahay oo lagu magacaabo Cabdi Wali Cali Cilmi Yare oo sheegtay in uu yahay sheekh caalim ah
.
Ciidamada Al Shabaab ayaa weerar Halyaynimo ku dilay oo ahaa Ninkii Aflagaadeeyay Nabigeenna Maqaamka sare leh ee Muxamed SCW.
War rasmi ah oo Al Shabaab kasoo baxay ayay ku xaqiijisay dilka Ninkan oo ay sheegeen in uu gaaloobay gaaloobay iyo 11 askari oo ilaala u ahaa.
Al Shabaab ayaa war ay si hordhac ah usoo saartay waxay muslimiinta caalamka gaar ahaan Soomaalida ugu bishaareysay in laga hor leexiyay Ninkaa ay sheegeen in uu gaaloobay isla markaana ay tilmaameen in uu Nebigeenna Suubban aflagaadeeyay.
Ninkan ayaa lahaa koox dhallinaro ah oo isugu jiray wiilal iyo gabdho heesaa ah oo ku heesi jiray hadalo jees jees ku ah diinta Islaamka.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Somaliland