Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Qaar ka mid ah macalimiinta ka hawl-gala Dugasiyada waxbarashada ee magaalada Hargeysa ayaa cabasho ka muujiyay Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha dawladda Somaliland,waxaanay ku doodayaan in hay’adda shaqaalaha dawladdu aanay u xaqsoorin Macalimiinta.
Halkan hoose ka daawo Warkan.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Ofice