Jabuuti Oo Markii U Horaysay Ka Hadashay Go’aanka Cuna-qabataynta Hubka Lagaga Qaaday Eretria

0
431

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- -Dawlada Jabuuti ayaa war ka soo saartay go,ankii xalay golaha amaanka ee Qaramada Midoobey uu xayiraada hubka kaga qaaday dalka Eretria.

Dawlada Jabuuti waxay sheegtay inay soo dhawaynayso cuna-qabtaynta hubka ee laga qaadey Eretria, isla-markaana ay dalbanayso in la soo daayo maxabiista Jabuuti ee uu xidhan dalka Eretria.

 

 

Halkan hoose-na ka Daawo.

Xogsoor Media.Net

Hargeisa Ofice

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here