“Eritrea Iyada Oo Aanay Wali Heshiin Jabuuti Ayaa Laga Qaaday Cuna-qabatayntii” Faysal Cali Waraabe

0
347

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-  Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay isbedelka ka socda Geeska Afrika iyo saamaynta uu ku yeelan karo Somaliland, waxaanu sheegay in dalalka Eritrea iyo Jabuuti aanu wax heshiis ah dhex-marin Eritrea Golaha amaanka Qaramada Midoobay ay ka qaadeen cuna-qabataynta hubka.

Halkan hoose ka Daawo warkan oo faah-faahsan.

 

Xogsoor Media.Net

Hargeisa Ofice

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here