Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyihii hore ee gobolka Gabiley ahna Xoghayaha arrimaha guddaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) ayaa magaalada Berbera kaga dhawaaqay inuu u taagan yahay doorashada Golaha Wakiillada ee lagu soo dooranayo Xildhibaanada Golaha Wakiillada Somaliland.
Munaasibadan Xoghayaha arrimaha guddaha xisbiga UCID Ramaax uu Murrashaxnimadiia kaga dhawaaqay waxa ka soo qayb-galay Guddoomiyaha xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, siyaasiyiin iyo marti-sharaf tiro badan.
Halkan ka daawo warkan faah-faahintiisa.
Xogsoor Media.Net
Hargeisa Ofice