Hargeysa(Xogsoor Media.Net):_ Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan,ayaa sheegay in khilaafka culimadu muddo badan soo taagnaa oo ay maarayn kari waayeen madaxweyneyaashii hore ee Somalilad soo maray.
Waxaanu ku taliyay in aan golaha guurtidu deg deg u dhex gelin isla markaana culimada la isu daayo oo laga war sugo isla markaana culimadu waxay la yimaadaan laga war sugo.
Waxaanu sidaa ka sheegay fadhigii golaha guurtida ee maanta oo lagaga hadlayay khilaaf ka dhex taagan climada gudida wanaag farista iyo xumaan reebista oo dhawaaan khilaaf ka dhex curtay isla markaana laba hoggaan kala doortay.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose kaga bogo.
Xogsoor Media.Net
Xogsoor.com
Hargeisa Somaliland