Madaxweyne ku xigeenka oo Dardaaran Faray Arday ka Qalin Jebisay Jaamacadda Timacadde ee Gabilay

0
452

Gabilay(Xogsoor Media.Net):- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici,ayaa ka qayb galay munaasibad loosameeyay arday ka qalin jebisay jaamacadda Timacadde ee Gabilay.

Munaasibadda oo ay ka qayb galeen xunbo ka tirsan golaha wasiirada Somaliland,xildhibaano,waalidiin maamulka heer gobol iyo degmo ee Gabilay,maamulka iyo macalimiinta Jaamacadda Gabilay,arday iyo marti sharaf kale.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland  oo ardayda qalin jebisay shahaadooyin guddoonsiiyay ayaa ku dhiiri geliyay aqoonta ay barteen in ay  ka midho dhaliyaan oo ay dalka ugu fekeraan isla markaana wax kaga soo saaraan oo ay halabuur cusub oo kordhiyaan.

haddaba halkan hoose ka daawo munaasibadda qalin jebinta Jaamacadda iyo weedhihii laha yidhi.

Xogsoor Media.Net

abafagaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here