Musharax Mukhtaar Roobow oo ka Hadlay Qarax ka Dhacay Baydhabo

0
458

Baydhabo(Xogsoor Media.Net):- Musharax Mukhtaar Roobow(Abuu Mansuur) oo ka mid ah musharixinta u taagan tartanka jagada Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed,ayaa ka hadlay qarax  ka dhacay magaalada Baydhaba.

Waxaanu sheegay in loo baahan yahay in laga hor tago oo lala dagaalamo kooxda Al-Shabaab oo uu sheegay in ay xalaashatay dhiigga dadka,waxaa kale oo uu tilmaamay in qaraxa ka dhacay Baydhaba in uu ku soo beegmay sanad ka dib maalintii uu dhacay qaraxii isgoyska Soobe ee  magaalada Muqdisho oo dad ka badan shan boqol oo qof ay ku dhinteen.

Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.

 

 

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here