Hargeysa (Xogsoor Media.Net)- Madaxweyne ku xigeenkii hore ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin oo warbaahinta maanta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay khilaafka ka taagan qaabkay u qabsoomayaan doorashooyinka Baarlamaanka iyo Goleyaasha deegaanka,waxaanu u soo jeediyay dhinacyada danaynaya doorashada inay tanaasulaad isku sameeyaan oo doorashadu xilligeeda ku qabsoonto.
Halkan ka daawo warkan faah-faahintiisa.
Xogsoor media.Net
Hargeisa Somaliland