Hargeysa: Maayarka Oo Shaaciyey In Dhisme Cusub Loo Yagleeli-doono Madaxtooyada Iyo Baarlamaanka

0
349

Hargeysa (Xogsoor Media.Net)- Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), ayaa sheegay in dhimse cusub oo xarunta madaxtooyada looga dhisayo Galbeedka Magaalada Hargeysa, Sidoo kale xarun golaha Guurtida ay ku shaqeeyaan dhul looga baneeyay Koonfurta Hargeysa, Hal xarunta golaha wakiiladana Beriga Hargeysa looga dhisi doono Xarun cusub.

 

Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa amarkan bixiyay sida uu guddida joogtada ee Gollaha Guurtida u sheegay Maayirka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco).

 

 

Halkan  hoose-na ka Daawo.

 

Xogsoor media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here