Gabilay(Xogsoor Media.Net):- Xubno ka tirsan golaha wasiiradda Somaliland ciidamada qaranka,booliska iyo miino baadhka qaranka,ayaa kor meer ku tegay deegaano ka tirsan gobolkaGabilay oo dorraad diyaarado millatari oo ha kuwaqumaatiga u kacaa ay duqayn aan qasaare nafeed sababin ka geysteen.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland