Qiimaha Wakhtiga iyo Diinta Islaamka

0
1379

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wakhtigu waa Hantida ugu weyn ee qofku leeyahay ama uu haystointa uu nool yahay waana halka uu ku jiro horumarka iyo dib u dhaca qofku noloshiisa uu la kulmo hadba sida uu wakhtiga uga faa’iidaysto.

Waxaa kale oo wakhtiga ku xidhan abaalmarinta aakhiro ee qofku ALLE (ST) uu ku baalmariyo aakhro oo mudhaha wakhtigii uu qofku noolaa uu sii tabcaday ayuu aakhiro la kulmaa.

Haddaba waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro aad u qiimo badan oo uu inoo soo jeedinayo Sheekh Mustafe Xaaji Ismaacii lHaaruun.

Muxaadaradan oo ka hadlaysa qiimaha wakhtiga iyo siday diinta Islaamku uga hadashay.

Xogsoor Media.Net

Xogsoornews.com

Xogsoormedia24@gmail.com

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here