“Madaxweyne Muuse Waxkasta oo Kale Waan Ku Garab Taaganay Qodobka Diinta Mooyaane.”Jaamac Shabeel

0
369

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Jaamac Ismaaciil Cige ,Jaamac Shabeel,ayaa sheegay in uu Madaxweynaha Somaliland ku garab taagan yahay waxkasta oo kale laakiin aanu ku raacsanayn kuna taageerayn wixii shareecada Islaamka ka hor imanaya.

Waxaanu tilmaamay in khilaafka isaga iyoMadaxweyne  Muuse Biixi  inuu ka curtay  markii uu ka hadlay xeerka kufsiga oo shareecada Islaamkaaan waafaqsanayn.

Jaamac Shabeel oo dorraad ay soo saareen hoggaanka xisbiga KULMIYE in ay guddoomiyihii golaha dhexe iyoxubinnimadii golaha dhexeba kaqaadeen ayaa sheegay inuu isagu yahay gddoomiyaha golaha dhexe isla markaana aanu diyaar u ahayn in xisbigoodu ka bur buro.

Haddaba Jaamac Shabeel oo ka jawaabayay su’aalowarbaahintu waydiisay halkan hoose kaga bogo.

Xogsoor Media.Net

abafgaab@hotmail.com

Hargeisa Somaliland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here