Berbera(Xogsoor Media.Net):- Ciidanka Badda Somaliland,ayaa maanta u dabbaal degay 23 guurada ka soo wareegtay maalintii la aasaasay oo ku beegan 1 oktoobar.
Munaasibad si weyn loosoo agaasimay oo ay ka qayb galeen wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland iyo taliyeyaasha ciidanka Illaanada Xeebaha Somaliland oo uu ugu horreeyo Adminaral Maxamed Xuseen Faarax,ayaa lagu qabtay magaalada Berbera ee xarunta gobolkaSaaxil.
Haddaba 23 guurada aasaaska ciidanka xeebaha Somaliland ka soowareegtay iyo weedhihii laga yidhi halkan hoose kaga bogo.
Xogsoor Media.Net
Xogsoornews.com
Hargeisa Somaliland