Hargeysa(Xogsoor Media.Net):-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici,ayaa hambalyo u diray dalka iyo dawladda Hindiya oo uu ku hambalyeeyay maalinta xorriyadda dalkaas oo ku beegnayd 15-kii bishan.
Mudane Saylici oo dhambaal hambalyoah oo uu dalka Hindiya iyo dadka Hindiya u dirayo ku faafiyay barta uu ku leeyahay twitter-ka ayaa ku yidhi.”Aniga oo ku hadlaya magaca jamhuuriyada somaliland iyo dadkeeda waxaan dawlada Hindiyo shacabkeeda u rajaynayaa rabitaankooda ugu fiican, madax banaani wanaagsan dalka Hindiya”
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland