DAAWO:-Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda SOmaliland OO Raali-Galin Siiyay Shirkadda Dahabshiil

0
485

Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Guddoomiyaha golaha wakiiladda Somaliland Baashe Maxamed Faarax,ayaa raalli gelin buuxda ka siiyay shirkadda Dahabshiil Group eedaymo ka sooyeedhay gudida illaalinta iyo daba galka hantida qaranka oo sheegay in mad madaw ku jiray hannaankii looga iibiyay shirkadda dahabshiil laynka  booliska.

Waxaanu guddoomiye Baashe caddeeyay in shirkadda Dahabshiil caddaymo rasmi ah ay u keentay oo ay ku caddahay hannaanka looga iibiyay laynka  booliska  isla markaana dahabshiil waliba lacago dheeraad ahi  kaga bexeen wax ku baaqdayna  aanay jirin.

Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan hoose ka daawo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here