Xeedho(Xogsoor Media.Net):-Dadweynaha deegaanka degmada Xeedho,ayaa qaylo dhaan dhiillo leh u diray Madaxweynaha Somaliland.
Waxaanay dadweynaha Xeedho oo sheegay in ay xoolo dhaqato yihiin ay ka cawdeen dhul daaq-simeedii ay xooluhu u daaqayeen oo tilmaameen in la geliyay cagaf oo dhirtiila jaray isla markaana dhismeyaal laga bilaabayo.
Haddaba warkaas oo dhammaystiran halkan ka daawo.