Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Xisbiga Mucaardka ah ee WADDANI,ayaa Madaxweynaha Somaliland Farriin u diray kana hadlay bedelka Danjire Baashe Cawiluu kaga soo wareejiyay wakiilkii uu Somaliland uga ahaa dalka Imaaraadka Carabta.
Marwo Faadumo Siciid oo ka tirsan saraakiisha sar sare ee Xisbiga WADDANI,ayaa sheegtay in ay u aqoonsan yihiin Danjire Baashe Cawil Qaran dumis isla markaana ku eedaysay wasiirka arrimaha dibedda in ay shuraako ku ahaayeen arrimo musuq maasuq waxaanay soo jeedisay in Wasiir Sacadna xilka laga qaado.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland