Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhaqax oo dawladda Soomaaliya qabatay isla markaana ay u gacan gelisay dawladda Itoobiya ayaa la sheegay qabashadiisa ka hor in la qorsheeyay in la dilo isagoo ku sugan Soomaaliya isla markaana ay qorsheeyeen sirdoonka Itoobiya gaar ahaan ka ismaamulka Soomaalida Itoobiya.
Haddaba halkan hoose ka dhegayso warbixinta galka baadhista oo xog badan xambaarsan oo kabaxay idaacadda VOA -Somali.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeisa Somaliland