Hargeysa(Xogsoor Media.Net):- Wakiilkii hore ee Somaliland u joogay dalka Imaaraadka Carabta Danjire Baashe Cawil,ayaa ka hadlay siduu u arko xikii uu ka hayay dalka Imaaraadka Carabta ee uu wakiilka uga ahaa Somaliland ee laga bedelay iyo wakiilnimada Kenya ee loo magacaabay.
Waxaanu soo dhaweeyay xilka loomagacaabay oo uu sheegay in uu yahay xafiis ahmiyad weyn u leh qaranka Somaliland isla markaana ah marin siyaasadeed qaddiyada Somaliland afrika laga gaadhsiin karo
Waxaa kale oo uu meesha ka saaray in dib u dhiskii dekeda Berbera dib u dhac ku yimi.
Haddaba warkaas oo faah faahsan halkan hoose ka daawo.
Xogsoor Media.Net
abafgaab@hotmail.com
Hargeysa Somaliland